|

Gudidda Gurmadka Abaaraha ee Heer qaran ee Somaliland iyo Weftigii ka socday dalka Somalia oo Kaalmo Gaadhsiiyey dadka ku dhaqan Degmada Lughaya DAAWO

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Heer qaran ee Gurmadka abaaraha iyo Weftigii ka socday dalka aynu deriska nahay ee Somalia ayaa Taakulo kala duwan Gaadhsiiyey dadka ku dhaqan degmada Lughaya ee Ku Tabaaloobay Abaarta dalka ka Taagan.

Comments are closed