Majaajilayste Maxamed Siyaaro oo Bedka soo dhigay Xadgudub uu u gaystay Maayarka Caasimada sheegayna inaanu wakhtigan Wax shaqo ah hayn DAAWO
Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Hal abuur Maxamed Mataan Xirsi oo ku Magac dheer “Siyaaro” Isla markaana Caan ku ah Metelaada Codadka Weriyeyaasha ayaa Markii Kowaad soo bandhigay Xadgudubyo uu ka tirsanayo Maayarka Caasimada hargaysa.
Mr Siyaaro Waxa uu sheegay inuu mudo dheer ka mid ahaa Hawl wadeenada dhinaca Wacyigelinta ee Dawlada Hoose ee Hargaysa Waxaanu soo taxay Tacadiyo uu ka tirsanayo Maayarka Caasimada hargaysa C.raxmaan Solteco isagoo baaq u diray Madaxweyne Siilaanyo,Hay’adaha Shaqaalaha Dawlada iyo Wasiirka Warfaafinta.