Suldaan Cabdiraxman Xusen Bile oo Xukumada Siilaanyo ku eedeyey in aanay si siman ugu qaybin deeqaha Mucaawinooyinka Soo Gaadhay Deegaamada dalka DAAWO
Hargeysa, 31 March, 2016-(SDN/QJ):– Suldaan Cabdiraxmaan Xuseen Bille oo ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland ayaa Sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo aanay si siman ugu Wada qaybin Deeqihii Raashinka ahaa ee loogu talo galay dadka abaaruhu saameeyeen.