|

“Shacbiga reer Jabuuti iyo Shacbiga Reer Somaliland waa Laba Shacab oo Walaalo ah….” Murashax Jaamac Cadhoole DAAWO

Hargaysa 22.March 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxweynaha dalka aynu jaarka nahay Jabuuti Mudane Jaamac C/raxmaan Cadhoole ayaa maanta isagoo usii jeeda dalkiisa Jabuuti si faahfaahsan ugu waramay qeybaha saxaafada isla markaasina bixiyay warbixin muhiim ah oo ku saabsan rajadiisa inuu ku guuleysto doorashada madaxweynaha ee ka dhici doontaa dalkaasi Jabuuti 8 April waxa kale oo uu musharaxani ka dareen celiyay su’aalo kala duwan oo ay saxaafadu ku weydiisay maanta intaanu ka dhoofin magaalada Hargeysa

Musharax Jaamac X/raxman Cadhoole ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland islamarkaana kala lulmay taageero iyo soodhaweyn aan qiyaas lahayn

Jaamac C/raxman Cadhoole maanta ayaa sidoo kale dadweyne tiro badani usii galbiyeen madaarka Hargeysa

Comments are closed