|

Askar 8 Sanno ku Jiray Gacanta dawlada Eretria oo dib loogu celiyey Dalkooda Jabuuti Iyo Dhacdo la Yaableh oo ay Sameeyeen DAAWO

ASKAR SUCUUDJabuuti 19.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Jabuuti dib loogu celiyey afar askari oo mudo sideed sanno ah Gacanta ugu jiray Taliska Eretria ,soo daynta askartan waxaa qayb libaaxle ka qaatay dawladda Qatar.

Xubnaha askarta ah ayaa markii diyaaradii ay la socdeen soo cago dhigatay Madaarka Jabuuti ayaa Waxay u Suujuudeen Ilaahay iyagoo dhunkaday Ciida.

Comments are closed