|

Abaaraha Gobolka Awdal iyo Muuqaalo naxdin leh oo Iftiiminaya Duruufaha Nololeed ee dadka iyo duunyada DAAWO

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Xaalada abaareed ee Ka Jirta Goboladda Galbeedka Somaliland ayaa Sabab u noqotay Geerida inta la Hubo afar ruux oo u dhintay Nafaqo daro haleeshay.
Bulshada ku Tabaaloobay Xaaladan abaareed ayaa Qaylo dhaan u diray Xukuumadda Somaliland,Hay’adaha Caawimada bixiya iyo Cid kasta oo gar gaar aadminimo la soo gaadhi karta dadka tabaalaysan.

Comments are closed