|

Banka Qoolcaday: Little Proxy War

Mahad dhamaanteed Allaah iska leh, nabadgelyo iyo naxariisiba korkiisa ha ahaato nebigeena Muxamed ah; ehelkiisa, asxaabtiisa iyo cidii dariiqiisa haysaba.

Gogoldhig

Waa Ilaahay mahadii mar haddii dawladii  tidhi shacabkeedii way u damqanaysaa oo darxumada iyo dib u dhaca ka haysta xaga dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarshada  iyo tan busheed ba way ka xuntahay waxna way ka qabanaysaa!… waa hadal wanaagsan…waxayse u muuqataa waraabihii intuu cumaamatay yidhi: “ amiin halay bixiyo adhigana halay diro”!

waxaynu qormadan kooban ku eegi doonaa mashuurca banka Qoolcadey iyo qadiyadaha kala duwan ee ku xeeran, qormadani umay ban bixin inay ka faalooto  faa’iidada iyo faa’iido la’aanta mashruucan maadaama aynu arinkaa kaga hadalay (Qoolcadey Project Proposal: Feedback & Observation 17th August 15). 

Waxayse iftiimin doontaa arimo la xidhiidha SDF, wacyigelinta bulshada deegaanka, laba danaynsta-yaasha dhex boodaya mashruuca, Somaliand National Gender Policy iyo kuwa kale oo badan. Halkan Guji Si Aad Qoraalkan Oo Dhameystiran U Akhriso PDF

Comments are closed