Xisbiga WADDANI iyo Siyaasiyiinta Isbahaysiga oo Wada-hadal Uga Furmay Hargeysa+Mas’uuliyiinta Labada Dhinac oo Ka Hadlay DAAWO
Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):-Mas’uuliyiinta xisbiga WADDANI iyo siyaasiyiinta isbahaysiga xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE, ayaa kulan ay maanta wada-yeesheen waxa ay ku shaaciyeen in uu si rasmi ah ugu furmay wada-hadalkii labada dhinac.