|

Boobe Yuusuf Ducaale oo Gebi ahaanba iska Casilay Xilkii Iyo Xubin-nimadii Xisbiga Waddani Maxaa Saluuga Keenay DAAWO

Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):-Xoghayihii warfaafinta ee Xisbiga Wadani Md Boobe Yuusuf Ducaale ayaa maanta iska casilay xilkii uu xisbigaa ka hayey iyo xubinimadii uu ka ahaaba.
War qoraal ah oo uu soo saaray Boobe yuusuf Ducaale oo ay qayb ka ahayd suugan ku hadal iyo soo xigasho murti kala dawan ayuu ku caddeeyey is casilaadiisa.

Comments are closed