|

Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xukumada Ugu Baaqay Inay Si DEG-DEGA-Gacanta Ugu Soo Dhigto Gacan Ku Dhiglayaashii Khaarajiyey Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil DAAWO

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka Dalbaday inay Sida ugu dhakhsiyaha badan Sharciga u hor keento Gacan ku dhiiglayaashii Jid gooyada u Galay alle ha u naxariistee Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil Marxuun Gaashaanle Cabdirsaaq Yuusuf Maxamuud “Casayr” oo Koox dablay ahi doraad ku Khaarajiyeen Deegaanka Biyoole ee Gobolka Saaxil

Comments are closed