|

Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Hargaysa ku soo laabtay kana hadlay Mudo Dhaafka Xeerka Doorashadda Golaha Wakiiladda,Xadhiga Salaadiinta,Kala Xadayn la’aanta Goboladda DAAWO

Hargaysa 02.March 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada Hargeysa.

Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa ka Hadlay Qodobo door ah oo ay ka mid Yihiin Qabyo dul hoganaysa Xeerkii lagu soo dooran lahaa Golaha Wakiiladda kaas oo maraya Xal ka gaadhistiisu mudo 11 Sanno ah,Kala Xadaynta Xuduudaha,Xadhiga Salaadiinta,Abaaraha Dalka Ka Jira iyo aragtidiisa qaab shaqeedka Komiishanka Doorashooyinka Qaranka.

Comments are closed