Daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Oo Booqasho Ku Jooga Dalka Qatar Isagoona La Kulmay Amiirka Dalkaasi
Doha – Madaxweynana Jamhuuriyada Jabuuti ayaa maalinkii shalay booqasho ku tagay dalka Qatar isagoona halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay.
Madaxweyne Geelle ayaa kulan la qaatay amiirka dalkaasi ee Sheekh Tamiim bin Maxamed Al-thaani.
Haddaba Hoos ka daawo wixii ay ka wada hadleen labada Masuul;