|

DHAGEYSO: Maxaa Sabab u ah Weerarada Al-Shabab ee sii Kordhaya?

QARAX

WASHINGTON DC—WWaxaa sii kordhaya tirada dadkii ku geeriyooday qaraxyaddii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay.

Tirada dhimashada ayaa iminka ka badan 30, in ka badan 60 kalena way ku dhaawacmeen.

Maamulka Magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay dad u soo qabqabteen qaraxyadii shalay.

Hadaba Maxaa u suurta gelinaya ururka Al-Shabab inay fuliyaan weeraradan soo noq noqonayay bilhii u dambeeyay.

Su’aashaas waxa ka jawaabaya , agaasimihii hore ee nabad suggidda qaranka soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, Ee Hoos Ka dhageyso

Comments are closed