|

Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Somaliland Oo Furay Kulan Lagag Tashanayo Tayaynta Saxaafada Somaliland Iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda

Hargeysa – Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta furay kulan ay soo qabanqaabiyeen Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA oo ku saabsan tayaynta Saxaafadda S/Land iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda.

Halkan hoose ka daawo muuqalka oo dhamaystiran

Comments are closed