|

Wasiir Warancade oo ka hadlay Cadowga Somaliland,Xaaladda Magaaladda Buuhoodle iyo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha DAAWO

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Gudiga Joogtada ah ee Golaha Guurtiga Somaliland ayaa warbixin ku saabsan xaalada Dalka ka dhegaystay Wasiirka wasaaradda arimaha Gudaha Md Cali Maxamed Warancadde.

Comments are closed