Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka oo Xilkii kala wareegay Wasiir ku Xigeenkii Hore DAAWO
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Salaad Jirde “Cali Shoonbe” ayaa Xilkii u kala wareejiyey Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradaas iyo Wasiir ku Xigeenka Cusub ee dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay.