|

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyadda ku Qaabiley Wefti uu hogaaminaayey Safirka Faransiiska u fadhiya Kenya DAAWO

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka, iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada ayaa markii uu dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiirkii hore ee Duulista imikana ah Wasiirka Warfaafinta iyo Safiirka faransiiska.

Comments are closed