|

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo ka Hadlay Baaxada ay le’eg tahay abaarta ka Jirta dalka DAAWO

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Deegaamo badan oo ka Tirsan Jamhuuriyadda Somaliland ka Taagan Xaalad adag oo Abaareed Taas oo saamayn taban ku Yeelatay Nolosha dadka iyo Duunyadaba.
Hadaba Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee Somaliland ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka taagan.

Comments are closed