|

“Waxa aan Uu Sheegaya Xisbiyada Aan la Tartami Doono Waxa aan Uu Baranay Orodkii Halka Wareeg ahaa Balse Hada Waa Maratoon..”Siyaasi Cali Gurey DAAWO

Boorama 12. February,2016(SDN/QJ):– Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in Gobolka Awdal uu noqonayo kii labaad ee laga hirgaliyo Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha waxaanu Bulshada ku dhaqan Labada Gobol ee Awdal iyo Salal inay Sidii loogu talo galay u qaataan Kaadhka Codbixinta.
Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid oo ka hadlayay Madal lagu daahfurayay Diiwaangelinta Codbixiyaha oo Shalay ka dhacday Xarunta Jaamacadda Camuud Waxa uu fariin u diray Xisbiyada qaranka ee ay Laacdanka Siyaasadeed Wada galayaan.

Comments are closed