|

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo si Qoto dheer uga hadlay Taariikhda Faca weyn ee Jaamacadda Camuud ugu Fadhido Dalka Somaliland Iyo Xusuustiisii Beri-Samaadkii DAAWO

Boorama 11. February,2016(SDN/QJ):– Gudoomiyaha Xisbiga Taladda dalka haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Ku Sugan Magaaladda Boorama isagoo Xubin ka ah Wefti uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa Maanta ka hadlay Madal lagu daah furayay Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Goboladda Awdal iyo Salal ka Bilaabmi doonta Maalinta Sabtida ayaa si faahfaahsan uga hadlay Xusuustiisii iyo Daltabyada uu u qabo Hoyga Waxbarashadda iyo Aqoonta ee Jaamacadda Camuud oo uu ka mid ahaa ardaydii ka soo aflaxday.

 

Comments are closed