Maxaa laga Yeelayaa Qofkii aan S.land u dhalan ee Sharci qaadan Waaya ka hor 25 Bishan? DAAWO
Hargeysa 10. February,2016(SDN/QJ):– Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf “Ina Canbaro” oo Kulan Saxaafadeed Maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Tiro Gaadiid ah oo Laamaha amaanku ku soo qabqabteen Xili ay rabeen inay Tahriibayaal ka Gudbiyaan Xuduudaha Somaliland.
Taliyaha ayaa Waxaa kale oo uu ka hadlay Dadka Sharci daradda ku jooga Somaliland ee Wakhtigii loo qabtay ku qaadan Waaya Sharci ay dalka ku Joogaan.