|

Miyaad garaadsatey mise waad gumowdey?

shrmo

Hordhac

Allaa mahad leh, ilaaha innagu galladay, nimcada amniga iyo islaannimada, Rasuul baa amaan leh kaas oo hadal, fal iyo sugidba diinta innagu soo gaadhsiiyey, intii hannuunka kuraacdey xigto, xigaal iyo saxaaba nabbad geliyo korkooda ha ahaato, ilaa maanlinta dambe, muxibo iyo wanaagna diinta islaamka ee ilaahay ka raalli noqdey baa leh.

Uma malaynayo, in uu innagujiro, qof aan diinta jeclayn, waayo waxa aynnu nahay ummad boqolkiiba boqol Muslimiin ah, oo lagu dhalay fidrada kuwaas oo min fac ilaa fac soo ahaa, dad muslimiina kuna soo dhaqmayey diinta islaamka. Diinta islaamku waxa ay ka mid tahay diimaha ugu fiditaanka badan, adduunka sidaa darteed waxaaan codsan lahaa in la tiro badiyo maqaallada lagu difaacayo baro-bagaandhada lagu dhaleecaynayo diinta.

 Internet-ka siiba Facebook-ga waxaad beryahaan ku arkeysaa qoraalo, faallooyin iyo warar ay adag tahay in la laqaato lana fahmo kuwaas oo diinta si toosa iyo sida dadbanba loogu durayo iyada oo loogu gabbanayo carab, sababtoo ah waxaa khaldan qaabka, loo fahmey iyo sidda dadka qaarkii loogu yeedhinayo, taas oo mar-mar aad ka shakineysid in ay dadka diinta aan aqoon u lahayn ay murangeliso. Si Aad U Akhrisato Maqaalkan Oo Dhameystiran Halkan Guji 

Comments are closed