|

Talliye ka hadlay Weerar lagu Qaaday iyo Mudaharaado laba cisho ka socday magaalada Sheekh DAAWO

Sheekh, 9. February,2016(SDN/QJ):– Talliyaha degmada Sheekh Aamiin Maxamed Cabdilaahi oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa waxaa uu ka hadlay mudahaardo laba cisho ka socday magaalada Sheekh, weerar Lagu qaaday iyo wareejinta buurta Qaras goo oo ku taalada Duleedka magaladaas.

Comments are closed