|

Dalka Itoobiya oo ay ka Taagan Tahay Abaartii ugu darnayd Mudo 100 Sanno ah, Dad & Duunyo Ku lee’day Xaalad ka adag ta Suuriya DAAWO.

Addis ababa 7. February,2016(SDN/QJ):– Waddanka Itoobiya ayaa Wararku sheegayaan inay ka taagan tahay Abaartii ugu darnayd ee soo marta ku dhawaad Boqol sanno taas oo hor seeday inay dad iyo duunyo aad u badani ay ku naf waayaan.

Comments are closed