|

C.kariin Axmed Mooge oo ka hadlay sii daynta Ganacsade Cumar Caydiid iyo Qaabka loo Gelayo Soo af xidhka qadiyadda Muranka Tiyaatarka DHAGAYSO

Hargaysa 7. February,2016(SDN/QJ):– Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Qorsheenta C/kariin Axmed Mooge oo qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa xaqiijiyay In xabsiga laga sii Daayay Ganacsade Cumar Caydiid oo maalmihii u danbeeyay ku xidhnaa xabsiga koodbuur ee Magaalada Hargaysa .

c/kariin Axmed Mooge mar uu ka hadlayay sida uu xorriyadiisa u helay Ganacsadahani ayaa sheegay  in dad muxsiniin ahi ay ka shaqeeyeen si daynta Ganacsadahan , Waxaanu rajjo wanaagsan ka muujiyay in Guddida Ganacsatada ah ee arrinka isu xilqaamay ay guul ka gaadhi doonaan xal u helidda xaaladda xasaasiga ah ee Tiyaatarka .

 

Comments are closed