Cali Guray oo farta ku fiiqay cida Qaddiyadda Tiyaatarka Hargeysa dabada ka riixaysa iyo danta ay ka Leedahay DAAWO
Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):– Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ka hadlay Qadiyadda Muranka keentay ee Ka Taagan Dhismaha Tiyaatarka Magaaladda Hargaysa oo Xukuumaddii hore ee Somaliland ay siisay inuu Maalgashado Ganacsade Cumar Caydiid Axmed oo dhawrkii cisho ee u danbeeyay ku Xidhan Saldhiga Ibraahin Koodbuur.