Sheekh Shacbaan Oo Xaaladda Tiyaatarla Hargeysa ku Tilmaamay Dulmi iyo Isku dir {DHAGEYSO}
Hargeysa — Sheekh Axmed Cabdillaahi Aadan (Shacbaan) oo ka mid ah culimada dalka ayaa ka hadlay xaaladda Tiyaatarka isagoona sheekhu sheegay in xaaladda tiyaatarku tahay dulmi iyo isku dir.
Sheekhu waxa uu soo jeediyay in laga fogaado waxyaabaha ummadda isku diraya ama kala fogaynaya.
Sheekh shacbaan ayaa hadalkan ku sheegay khudbadii salaada jimcaha ee shalay ee halkan hoose ka dhagayso khudbadda sheekha.