Dareenka Shacabka ee Ku Wajahan Joojinta Duulimaadyadda ka Imanaya dalka Somalia DAAWO
Hargeysa 3, February,2016(SDN/QJ):- Bulshadda Ku dhaqan Magaaladda Hargaysa ayaa dareenkooda ka dhiibtay amar ka soo baxay Dawladda Federaalka oo Sheegtay inay Hakisay Duulimaadyada Diyaaradaha ee imanaya Madaarka Magaalada Hargaysa iyo Guud ahaan Geyiga Somaliland.