|

Go’aan Ka Cadhaysiiyay Somaliland Iyo Puntland-na Oo Ay Soo Saartay Dawlada Soomaaliya

Muqdisho —Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa khudbad ka jeediyay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya ku ansixiyeen ansixiyey qodobadii ka soo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamiyey hannaanka doorasho sanadkan 2016.

Go’aankaas oo ka cadhaysiiyay Somaliland iyo Puntland, Waxaanu Wasiir Xayir yidhi “Aqalka Sare marka lagu qeybiyo lixda maamul ee imika dalka kira ee min Sideed loo siiyo oo Somaliland iyo Puntland loogu d aro saddex xubnood oo dheeriya,”

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Comments are closed