|

Wareysi Madaxweynaha Puntland kaga Hadlay Maamul u samaynta Goboladda Sool,Sanaag Iyo Cayn iyo Amuuro Kale DAAWO

Garowe 27. January, 2016-(SDN/QJ) :–  Wareysi Dhinacyo badan Taabanaya oo u Madaxweynaha Puntland C.weli Gaas Siiyay TV-ga SBC ee Fadhigiisu Yahay Boosaaso Madaxweynaha ayaa Wareysiga kaga hadli doona Arimo badan oo ay ka mid yihiin Xaalada Dalka Soomaaliya Arimaha Puntland Arimaha ,Maamul u sameynta Gobolada Sool Sanag iyo Cayn Xilliga La filan karo nidaamka Xisbiyada Badan ee Puntland.

Comments are closed