|

Ururka SEYO Oo Soo Saaray Warbixin Tooshka Ku Iftiimisay Nadaafad-darrada Caasimadda Hargeysa iyo Dayaca Dowladda Hoose

Hargeysa,24jan,2016(QJ/SDN)- Ururka dhalinyarada ee SEYO oo ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa soo saaray warbixin ay kaga hadlayaan nadaafad darrada caasimadd Hargeysa iyo dayaca dowladd Hoose ee Hargeysa, iyadoona warbixintani ay diirada Saarayso goobaha uu sida aadka ah qashinku uga booxsamay degmooyinka kala ah; Axmed dhagax, Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge.

Haddaba, warbixintan oo laba bog ka kooban Halkan Hoose ka Akhriso;

p1 p2

Comments are closed