Wasiir Xaglo Toosiye Qaab noocee ah ayaa Buuhoodle Loogu soo dhaweeyay Iyo Dareemadda ku Xeeran Safarkiisa DAAWO
Buuhoodle, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa ku sugan Magaaladda Buuhoodle oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo Halkaas oo Sidoo kale uu ku Sugan Yahay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh.
Wasiir Xaglo Toosiye ayaa marar hore ku Guulaystay inuu Prof Galaydh ka saaro Magaaladda Buuhoodle,Waxaana la eegayaa inay doorkan u Suurto gasho inuu ka saaro Magaaladaasi Waxaa kale oo Wararku sheegayaan inuu Wasiirku Waxgaradka Buuhoodle faray inuu ka rabo damaanadqaad buuxa oo ku saabsan sidii aanu Mar kale Prof Galaydh u soo hawaysan Magaalada Buuhoodle .