Wax ka baro Dhacdooyinka Xiisaha leh ee Sannadkii Tegay Caalamka ku Sagootiyey Iyo Waxyaabaha ay Somaliland ku Xasuusan doonto Iyo Prof Samatar DAAWO
Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoon yahanada u dhashay Somaliland Isla markaana Hilaadiya Isbedelada Siyaasadda Geeska Africa ayaa Tilmaan ka bixiyey Dhacdooyinka Caalamku ku Xasuusan Doonaan Sannadkii Tegay ee 2015.
Marka laga Tago Dhacdooyinka Caalamka Waxaa kale oo Prof Axmed Ismaaciil Samatar uu ka hadlay Xaalada Somaliland ee Sannadkii Tegay Iyo arrimaha Somalia.