|

Mudane Mubaarig Yuusuf Bidhi Oo Dadweynaha Tog-dheer Ugu Baaqay Inaanay Dhayalsan Kaadhka Codbixinta DAAWO

Burco 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah Golaha Deegaanka Burco, ayaa shacbiga gobolka Togdheer ugu baaqay inaanay dhayalsan diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha, waxaanu ku booriyay shacbiga  inay qaataan kaadhka diwaan-gelinta codbixiyeyaasha.

 

Xildhibaanku waxa uu Guddiyadda nabad-gelyadda ugu baaqay inay xil gaar ah iska saaraan ammaanka gobolka.

Comments are closed