|

Badhasaabka Gobolka Buuhoodle oo Jawaab ka Bixiyey Hadal ka Soo Yeedhay Dhigiisa Gobolka Gal Mudug DAAWO

Hargaysa 16.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka Buuhoodle Md Cismaan Ciise maxamed ayaa maanta jawaab adag u diray badhasaabka Gobolka Gal=Mudug ee dalka aynu jaarka nahay ee soomaaliya oo Maalintii shalay ku xadgudbay qaranimada somaliland ka dib markii uu sheegay in Somaliland looga baahan yahay inay ka soo qayb gasho shirka gobolada soomaaliya uga socda magaalada kismaanyo

Comments are closed