|

Wasaarada Ganacsiga Iyo Ganacsatada Isticimaasha Dekeda Berbera oo ka wada hadlay Tacriifado lagu soo Kordhiyey DAAWO

Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Mas’uuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga iyo qaar ka mid ah ganacsatada wax soo dejisa ayaa ka wada hadlay tacriifado lagu kordhiyey badeecadaha konteenarada ku soo dega ee Yimaada Dekeda Magaalada Berbera.

Ganacsatada ayaa Sheegay in Maamulka Dekeda Berbera uu ku soo Kordhiyey Bushciradaha Ganacsi ee ay Keenaan Lacago dheeraad ah oo aanay lahayn Sida ay Sheegeen awood ay isaga Bixiyaan.

Comments are closed