|

Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda oo Sheegay in laga Hor istaagay Shir Beeshiisu ku lahayd Magaalada Caynabo iyo Xaal laga Bixiyey DHAGAYSO.

Caynaba 10.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Maalintii Shalay ahayd loo diiday ka qayb galka Shir beeshiisu lahayd oo loogu Magac daray Talo iyo Toosin kaas oo ka qabsoomay Magaalada Caynabo ee Xarunta Gobolka Saraar.
Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in loo diiday ka qayb galka Shirkaasi Waxaanu xusay inay arrintaas xaal ka bixiyeen Mas’uuliyiinta dawlada ee ku sugnaa Shirkaasi iyo Suldaanka Guud ee Beeshiisa.

Comments are closed