Abwaan Cabdi-jabbaar Sheekh Ibraahim Oo Ka Warramay Jacayl Jilbaha Dhigay Oo Ku Haleelay Dalka Jabuuti {DHAGEYSO}
Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Abwaan Cabdi-jibaar Sheekh Ibraahim Suldaan oo ka mid ah abwaanniinta Soomaaliyeed eek u dhaqan gudaha magaalada Hargeysa, ayaa ka sheekeeyay Qiso jacay dhab ah oo ku dhacday muddo hadda laga joogo in ka badan rubuc qarni 1988kii.
Abwaan Cabdi-jibaar ayaa 1960kii ku dhashay degmada Gabiley isagoona ku barbaaray miyiga magaalada Gabiley, abwaanka ayaa ah nin laxaad la’ oo curyaan ah isagoona biro ku booda.
Gabaygii ugu horreeyay waxa uu abwaanku isagoo yar ka tiriyay goob aroos ah.
Abwaanka ayaa waxa kale oo uu ka mid noqday Abwaannadii kusoo baxay Barnaamijkii la odhan jiray ‘sahanminta suugaanta’ 1983.
Haddaba, Qisada Abwaanka Qayteedii Koowaad ayaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa ee dhageysi wanaagsan;
Halkan Guji Oo Ka Dhagayso Abwaan Cabdi-jibaar iyo Qisada Jacaylkiisa
Qurbejoog.Com
Hargeysa,Somaliland