Wasiir Cukuse oo Xilalkii u Kala Wareejiyey Maareeye ku Xigeenkii Hore ee Telefishanka Qaranka iyo Maareeyaha Cusub Mar kalena Ku Celiyey In la Simayo Shaqaalaha DAAWO
Hargeysa, 04 January, 2016 (SDN/QJ): – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Md C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay wehelinayeen Mas’uuliyiinta kale ee wasaarada ayaa xilkii u kala wareejiyey Maareeye ku xigeenkii hore ee Tv ga qaranka iyo Maareeye ku xigeenka cusub.