|

Wareysi Kulul Oo Lala Yeeshay Ex-Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xassan DAAWO


Hargeysa,3Jan,2016(QJ/SDN)-
Wasiirkii hore ee wasaaradda Madaxtooyada Somaliland ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Fogaan araga Universal ee afka soomaaliga ku hadla, wareysigaas oo uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay sababtii uu isla casilay iyo halkuu salka ku hayay khilaafkii isaga iyo madaxweyanha soo kala dhex galay.

Wareysigan oo ah mid aah xasaasi u ah ayaa waxa lagula yeeshay barnaamijka milicsiga siyaasiga ee uu daadihiyo wariyeha ruug cadaaga ah ee Faysal Fadh-fadhle.

Halkan Hoose ka daawo Wareysigaas oo dhameystiran:

Comments are closed