Xukuumada Puntland oo ka warbixisay waxqadabkeedii Sannadkii Tegay ee 2015-ka {DHAGAYSO}
Garowe 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Dowlada Cabdilaahi Maxamed Jaamac Quraan-Jecel oo ka hadlay waxqabadkii dawlada 2015 dawlada ayaa sheegay inay wax badan ay ka qabatay wadooyinka iyo sidoo kale garoomada Puntland oo hada qaar kamid ah la dhagax dhigay.
Quraan-jecel ayaa sidoo kale sheegay waxqabadkii dawlada Puntland ee dhanka gobolka Mudug inay meel wanaagsan ka gaadhay Xukuumadu waxbadana ay ka qabatay dhanka hormarita adeegyada Bulshada sida amniga ganacsiga bilicda oo dhamaan loo xilsaaray gudiyo ka shaqeeya.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WaxqabadkiiPuntland2015.mp3″]
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WAXQABADKA PUNTLAND EE SANNADKII TEGAY