|

Sheekh Dirir Iyo Sheekh Maxamed Cali Gadhle oo Xaaraan ku Tilmaamay Dabaal Dega Curashadda Sannadka Cusub ee Miilaadiga DAAWO

Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Laba ka Mid ah Culimadda Somaliland ayaa ka hadlay halka ay diinta Islaamku ka taagan tahay Dabaal degyada loo sameeyo Curashada Sannadka Milaadiga ah ee Maanta inoo Kowsaday.
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir iyo Sheekh Maxamed Cali Gadhle ayaa ka waramay dabaal degyada ay bulshadu samayso bilashada sannadka Miilaadiga ah.

Comments are closed