|

Xamse Ducaale Maxamed (Baaxad) Oo Maanta Loo Magacaabay Madaxa Baratokoolka Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland

London29Dec15(SDN/QJ) Xamse Ducaale Maxamed (Baaxad) Oo  ahaa  gudoomiiyha Ururka Samafalka ee Table7 ee ka hawlgala deeganka Somaliland oo ah dhalinta ugu firficoon ee dhinaca Samaflaka aya waa Maanta Loo Magacaabay Madaxa Baratokoolka Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland  magacabistan oo ku sexeexnaa Agasimaha guud ee Wasarada Arimaha Gududaha , Dhamaan Shaqalaha ururka Samafalka ee Tabale7Uk waxay hambalyo u dirayaan Gudoomiye Xamse in xilkaa ilaahay u fududeeyo.uguna duceyno  in ilaahay khayr uga dhigo kuna asturo xilka loo magacabay gudoomiyaha T7

Xamse table7

 

Comments are closed