|

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

hibaaqHargaysa 29.Decembar 2015 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.

 

Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo Gudbinaysa Shabakada Qurbejoog.com Waxay Tusmada Maanta ay ku eegi doontaa Jacaylku Miyuu ku adkeeyaa,Ma Waxa uu ku Siiyaa Baalal aad Ku duusho,Waana Barnaamijkii Xusuus qor dhakhtar Ilkood.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xusuusqor29.mp3″]

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO TAXANAHA XUSUUS QOR DHAKHTAR ILKOOD IYO SHABAKADA QURBEJOOG

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed