|

Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Xaalada-Nabad galyo Ee Sanadka Cusub 2016 DAAWO

Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Dunnida looga diyaar garoobayaa Curashada Sannadka Cusub ee 2016 iyo Soo dhawayntiisa.

Soomaalida ayaa Halqabsi u leh markasta oo uu sannad bilanayo “ Ilaahoow Sannadka Cusub Hirdidiisa naga du’u ka tegayna Haraatidiisa naga Leexi”.

Hadaba Somaliland ayaa ka hadashay Walaac la soo dersay gaar ahaan dhanka nabadgalyada.

Comments are closed