|

Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Dalka Mareykanka oo Xafiis ka Furatay Virginia {DHAGEYSO}

Washington,27Dec,2015(QJ/SDN)-Waxaa si Rasmi ah looga Furay Gobolka Virginia oo ku yaalla duleedka magaalada Washington Xafiis ay leeyihiin Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Maraykanka.

Xafiiskan ayaa wuxuu qaabilsanaan doona isku-xidhka jaaliyadaha gaar ahaan kuwa ku nool gobollada Virginia, Washington iyo Maryland; waxaana ka qayb-galay furitaanka xafiiskan Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan saddexdan gobol, mas’uuliyiin kala duwan iyo xubno ka socday gobollada kale ee dalka Maraykanka iyo weliba waddanka Canada.

Haddaba, Halkan Guji, Si Aad U Dhagaysato, Wareysi ku saabsan furitaanka Xafiiska laga furay Virginia:

Xigasho: VOASomali

 

Comments are closed