|

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somalia oo Sheegtay inaanu Jirin Go’aan dawladeed oo lagu Mamnuucay in Somalia laga dhigo Ciida Masiixiga DHAGAYSO

Muqdisho 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee dowladda Somalia, Cabdulqaadir Sheekh Cali Baqdaadi ayaa sheegay inaanu jirin go’aan guud oo xukuumaddeed ah oo mamnuucaya in Somalia lagu dhigo xafladdo lagu xusayo ciidda masiixiga iyo dabbaaldegga sannadka cusub.

9D3AE764-6D89-4D40-9D15-24CBB5B0D897_w640_r1_sWasiirka ayaa sheegay inay jiraan in qaar ka tirsan culumadu ay soo jeediyeen talooyin ah in xaflado dalka lagu dhigo ay keeni karaan khalkhal dhinaca amniga, ayna ku taliyaan in laga hortago.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirkaDiinta24.mp3″]
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA WASIIRKA DIINTA EE SOMALIA

Comments are closed