|

Taliyaha Booliska Jabuuti oo si faahfaahsan uga Warbixiyey Kacdoonkii Todobaadkii Tegay dalkiisa ka dhacay DHAGAYSO

Jabuuti 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Magaalada Jabuuti ayaa Sida aad la socotaan Waxaa ka dhacay Rabshado Sababay dhimasho iyo dhaawac,

Xukuumada Madaxweyne Geelle ayaa ku eedaysay in Rabshadahaas ay Mas’uul ka yihiin Mucaaridku ,Halka sidoo kale Mucaaridku ay dawlada dusha ka saareen mas’uuliyada wixii dhacay.

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibada Maxamud Cali Yuusuf ayaa Tafaasiil ka bixiyey Sidii ay dhacdooyinkaasi ku bilaabmeen

Comments are closed