|

Wasiir Cali Mareexaan oo Lacag loogu deeqay dhismaha Jidka Ceerigaabo ka Gudoomay Jaaliyada Somaliland ee Maraykanka DAAWO

Hargaysa 24.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” oo dhawaan Wasaaradiisa Madaxweyne Siilaanyo Mar kale Wareegto ku hoos geeyay Maamulka Wadooyinka ayaa Maanta Waxa uu Deeq lacageed ka Gudoomay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalka Maraykanka taas oo ay kaga qayb qaadanayaan Dhismaha Mashruuca Jidka Ceerigaabo iyo Burco.

 

Comments are closed