Warbixin: 13 Jir Farsamo iyo Hinddise Cajiib Ah Ku Soo Bandhigay Buuhoodle DHAGAYSO
Hargaysa 21.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxa aad halkan kaga bogan kartaan warbixin uu Weriye Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) ka sameeyey Guuleed Aadan Cabdi oo ah wiil yar oo 13 jir ah, isla markaana ah agoon ku nool magaalada Buuhoodle. Waxa halkaa dhawaan lagu soo bandigay farasamo iyo hindise uu is baray.
Wuxuu ka soo jeedaa qoys dan yar oo hooyadiina weliba gacan ayay naafo ka tahay.
Halkan kaga bogta warbxinta.